
Ogaysiis Deeq Waxbarasho | Scholarship Program Announcement
Jaamacadda Puntland State University waxay ku wargelinaysaa dhammaan bulshada Reer Puntland in jaamacaddu qabanayso codsiyadda deeq waxbarasho oo ay iska kaashanayaan jaamacadda PSU iyo Wasaardadda Hormarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo ay maalgalinayso Hay’adda UNICEF.
Fursaddaan waxbarasho waxaa ka faa’iidaysan kara SHAQAALAHA DAWLADA, URURRADDA BULSHADA RAYIDKA AH IYO ARDAYDA ka qalinjebisey DUGSIYADA SARE |
SHURUUDAHA LAGA RABO QOFKA CODSADAHA AH:
|