{"id":540,"date":"2012-08-29T17:11:52","date_gmt":"2012-08-29T17:11:52","guid":{"rendered":"http:\/\/puntlandstateuniversity.com\/?p=540"},"modified":"2012-08-29T17:11:52","modified_gmt":"2012-08-29T17:11:52","slug":"arday-qaadashada-psu-ee-sannadka-20122012","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/2012\/08\/29\/arday-qaadashada-psu-ee-sannadka-20122012\/","title":{"rendered":"Arday Qaadashada PSU ee Sannadka 2012\/2013"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify;\">Jaamacadda Puntland State University waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare iyo macaahidda la siman ee aqoonsiga ka haysta Wasaaaradda Waxbarashadda ee Puntland in Jaamacaddu qaadanayso arday cusub Sanad Jaamacadeedka 2012\/2013.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Ardayda waxaa loo qaadan doonaa Kuliyadaha kala ah:<\/p>\n<ul style=\"text-align: justify;\">\n<li>Kuliyadda Maamulka iyo Maaraynta iyo Dhaqaalaha (Faculty of Business &amp; Economics) oo ah laba qaybood<\/li>\n<\/ul>\n<p style=\"padding-left: 30px; text-align: justify;\">A)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Business Administration<\/p>\n<p style=\"padding-left: 30px; text-align: justify;\">B)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Economics<\/p>\n<ul style=\"text-align: justify;\">\n<li>Kuliyadda Culuumta Bulshada(Faculty of Social Science) oo ah laba qaybood<\/li>\n<\/ul>\n<p style=\"padding-left: 30px; text-align: justify;\">A)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Public Administration<\/p>\n<p style=\"padding-left: 30px; text-align: justify;\">B)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Development Studies<\/p>\n<ul style=\"text-align: justify;\">\n<li>Kuliyadda Shareecadda iyo Qaynuunka (Faculty of Sharia &amp; Law )<\/li>\n<li>Kuliyadda Culuumta Computerka (Faculty of Information Technology &amp; Computer Science)<\/li>\n<li>Kuliyadda Culuumta Caafimaadka(Faculty of Health Science)<\/li>\n<\/ul>\n<p style=\"padding-left: 30px; text-align: justify;\">A)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Public Health<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Sidoo kale Jaamacaddu waxay arday cusub u qaadanaysaa Barnaamijka Xisaabaadka ee ACCA (Association of Chartered Certified Accountants)<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Shuruudaha ardayda la qaadanayo waa sidan.<\/p>\n<ul style=\"text-align: justify;\">\n<li>Waa in uu dugsiga sare dhamaystay kunabaasay imtixaanka dugsiga sare<\/li>\n<li>Waa in uu la yimaada shahaadadda dugsiga sare oo asalkii ah (Original) soona raaciyaa laba sawir.<\/li>\n<li>Waa in uu bixiyaa $20(labaatan doolar) oo ah Khidmada Diiwaangelinta (Registration Fee) oo aan dib loogu celin doonin.<\/li>\n<li>Waa in uu qaataa Foormka Ogolaanshaha(Admission Form) soona buuxiya inta isqoristu socoto, waxaana foormkaas laga qaadanayaa Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda(Registry Office)<\/li>\n<li>Waa in uu ku baasaa imtixaanka aqbalaada<\/li>\n<\/ul>\n<p style=\"text-align: justify;\">Jadwalka Jaamacadda ee Arday Qaadashada waa sida soo socota:<\/p>\n<ul style=\"text-align: justify;\">\n<li>Isqoristu waxay bilaabanaysaa 22\/08\/2012 ilaa 25\/09\/2012 (Insha Alaah)<\/li>\n<li>Imtixaanka Gelitaanka(Entrance Exam) waxaa loo fariisanayaa 27\/09\/2012, saacaddu markay tahay 8:00-ka Subaxnimo (Insha Alaah)<\/li>\n<li>Natiijada Imtixaanka waxaa la soo dhejindoonaa 30\/09\/2012 (Insha Alaah)<\/li>\n<li>wacyigelinta ardayda cusub waxay dhicidoontaa 03\/10\/2012, saacadu markay tahay 9:00-ka subaxnimo ( Insha Alaah)<\/li>\n<li>Daraasaadku waxay bilaaban doontaa 05\/10\/2012 (Insha Alaah)<\/li>\n<\/ul>\n<p style=\"text-align: justify;\">Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Tell: 252-090-794365, 794929<\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaamacadda Puntland State University waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare iyo macaahidda la siman ee aqoonsiga ka haysta Wasaaaradda Waxbarashadda ee Puntland in Jaamacaddu qaadanayso arday cusub Sanad Jaamacadeedka 2012\/2013. Ardayda waxaa loo qaadan doonaa Kuliyadaha kala ah: Kuliyadda Maamulka iyo Maaraynta iyo Dhaqaalaha (Faculty of Business &amp; Economics) oo ah laba qaybood A)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Business Administration B)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Economics Kuliyadda Culuumta Bulshada(Faculty of Social Science) oo ah laba qaybood A)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Public Administration B)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Development Studies Kuliyadda Shareecadda iyo Qaynuunka (Faculty of Sharia &amp; Law ) Kuliyadda Culuumta Computerka (Faculty of Information Technology &amp; Computer Science) Kuliyadda Culuumta Caafimaadka(Faculty of Health Science) A)\u00a0\u00a0\u00a0 Department of Public Health Sidoo kale Jaamacaddu waxay arday cusub u qaadanaysaa Barnaamijka Xisaabaadka ee ACCA (Association of Chartered Certified Accountants) Shuruudaha ardayda la qaadanayo waa sidan. Waa in uu dugsiga sare dhamaystay kunabaasay imtixaanka dugsiga sare Waa in uu la yimaada shahaadadda dugsiga sare oo asalkii ah (Original) soona raaciyaa laba sawir. Waa in uu bixiyaa $20(labaatan doolar) oo ah Khidmada Diiwaangelinta (Registration Fee) oo aan dib loogu celin doonin. Waa in uu qaataa Foormka Ogolaanshaha(Admission Form) soona buuxiya inta isqoristu socoto, waxaana foormkaas laga qaadanayaa Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda(Registry Office) Waa in uu ku baasaa imtixaanka aqbalaada Jadwalka Jaamacadda ee Arday Qaadashada waa sida soo socota: Isqoristu waxay bilaabanaysaa 22\/08\/2012 ilaa 25\/09\/2012 (Insha Alaah) Imtixaanka Gelitaanka(Entrance Exam) waxaa loo fariisanayaa 27\/09\/2012, saacaddu markay tahay 8:00-ka Subaxnimo (Insha Alaah) Natiijada Imtixaanka waxaa la soo dhejindoonaa 30\/09\/2012 (Insha Alaah) wacyigelinta ardayda cusub waxay dhicidoontaa 03\/10\/2012, saacadu markay tahay 9:00-ka subaxnimo ( Insha Alaah) Daraasaadku waxay bilaaban doontaa 05\/10\/2012 (Insha Alaah) Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda Tell: 252-090-794365, 794929<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"postBodyCss":"","postBodyMargin":[],"postBodyPadding":[],"postBodyBackground":{"backgroundType":"classic","gradient":""},"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","ast-disable-related-posts":"","theme-transparent-header-meta":"","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"default","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-540","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-article"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/psu.edu.so\/psu\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}