SHURUUDAHA LAGA RABO QOFKA CODSADAHA AH:
- Shahaadada Dugsiga Sare oo la aqoonsan yahay, Waana in uu la yimaada shahaadadda dugsiga sare oo asalkii ah (Original)
- Laba (2) sawir oo nooca Passport-ga ah (Passport Size Photo)
- Waa in uu qaataa Foormka Ogolaanshaha (Admision Form) soona buuxiyaa inta isqoristu socoto
- Foormka Ogolaanshaha(Admision Form) waxaa laga qaadanayaa Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda (Registrar Office)
- Waa in uu bixiyaa $20(labaatan doolar) oo ah Khidmada Diiwaangelinta (Registration Fee) oo aan dib loogu celin doonin
- Waa inuu dhibco fiican ka keeno imtixaanka aqbalaadda jaamacadda
- Waxay Isqoristu bilaabanaysaa 25/09/2018 ilaa 04/10/2018 (insha alaah),
- Waxaa loo fariisanayaa Imtixaanka Gelitaanka (Entrance Exam) 06/10/2018, 8:30 Subaxnimo (insha alaah)
- Waxaa la soo dhejinayaa Najiitada imtixaanka 10/10/2018, saacadu markay tahay 9:30 subaxnimo insha allaah
- Tiradda ardayda la qaadanayo waa 40arday oo kaliya.
|