Puntland State University Students’ Development Association (PSUSDA) Elections 2025: A
- February 27, 2025
- 2 min read
Puntland State University (PSU) and Jomo Kenyatta University of Agriculture and Technology (JKUAT)
Joint Master’s Degree Programmes May 2015 Intake (Qaadashada Bisha May 2015)
Iyadoo la tixraacayo xiirirka wada shaqayneed ee ka dhaxeeya labada jaamacadood ee Puntland State University (PSU) iyo Jomo Kenyatta University of Agriculture and Technology (JKUAT) , waxaa arday cusub loo qaadanayaa qaybta MASTER Programka , qaybaha la qaadanayo waa labadda takhasus ee hoose ku xusan waxayna si toos ah uga socdaan xarunta Jaamacada Puntland State University (PSU) ee Garowe, qabashada codsiyada ardeyda uqalanta ama buuxisa shuruudaha ku xiran aqbalaada Master Programka.
Ardayda waxaa loo qaadan doonaa Kuliyadaha kala ah:
Shuruudaha ardayda la qaadanayo waa sidan.
Jadwalka Jaamacadda ee Arday Qaadashada waa sida soo socota:
Wakhtiga ay soconayaan koorsooyinka waa:
2 Sano oo kala ah 3-Semester oo wax dhigasho ah iyo hal semester oo cilmibaaris ah.
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda
Tell: 252-090-7795668
Garowe, Puntland-Somalia
Comments are closed.
Puntland State University
alx waa wax lagu farxo adigoo kunool dhulkaagi hooya in aad diyaariso waxbarashada sare waxaa mahad leh ALLE oo suurto gashay arintaan waxaan kale oo aan umahad celin maamulka jamacada oo arintaan xil iska saaray suurto gal keeda.